Gobolo iyo Degaano ka tirsan Soomaaliya oo aan beri laga soomeynin

Degaano ka tirsan Soomaaliya ayaa la filayaa inaan beri laga soomin xili caawa dowlada Somalia ay shaacisay in beri ay tahay maalinta 1aad ee bisha Ramadaan Somaliand ayaa ka mid ah meelaha aan beri si furan looga soomeynin ka dib markii Maamulku uu sheegay in beri ay tahay 30ka Shacbaan, isla markaana Soonku uu bilaabanayo … Continue reading Gobolo iyo Degaano ka tirsan Soomaaliya oo aan beri laga soomeynin